У нас вы можете посмотреть бесплатно Xamse Cabdi : Waxaan u hambalyeynayaa ururrada siyaasadda. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo hambalyo u diray ururrada siyaasadeed ee ku tartamayey doorashada tooska ah ee golayaasha deegaanka ee gobolka Banaadir. Doorashadan ayaa uu ku tilmaamay mid ka mid ah guulaha muhiimka ah ee isdaba joogga ah, taas oo muujineysa horumarka iyo dimuqraadiyadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamse wuxuu sidoo kale amaanay doorka shacabka iyo ururrada siyaasadeed ee doorashada. 📌 Daawo faahfaahinta hadalka madaxweynaha hore 📌 Ka dhiibo aragtidaada 📌 Subscribe saar kanaalka si aad ula socoto wararka siyaasadda Soomaaliya #Somalia #Muqdisho #Doorashooyinka #Banaadir #Soomaaliya #DoorashadaTooskaAh #XamseCabdiBarre #GobolkaBanaadir #Dimuqraadiyad #Horumar #Ra’iisulWasaare #Amniga #Dowladnimo #GuulahaSoomaaliya #ShacabkaSoomaaliya