У нас вы можете посмотреть бесплатно LACNADII EPSTEIN OO IMAARAAD-KA GAARTAY! YEEY SEEFTA QAADAY? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
War degdeg ah oo gilgilay Imaaraadka! Magaca Sultan bin Sulayem ayaa si lama filaan ah uga baxay hoggaanka DP World kadib fadeexado waaweyn oo la xiriira faylasha Jeffrey Epstein ee ay sii daysay Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka. Laakiin su’aashu ma halkaan ayay ku dhammaatay? Qofkii lagu beddelay – Essa Kazim – magaciisa sidoo kale wuxuu ka soo muuqday email-lada Epstein ee sannadkii 2010. Maxaa dhab ah? Kulamadii dhacay 12-kii Juun 2010 maxay ahaayeen? Yaa ogaa in wakiillo la kulmayay madax sare oo Dubai ah ay ku shaqeynayeen magaca Epstein? Warbixintan waxaan ku falanqeyneynaa: Sababta xil ka qaadista Sultan bin Sulayem Doorka David Mitchell iyo xiriirrada ganacsi Magaca Essa Kazim iyo su’aalaha ka dhashay Saamaynta dhaqaale ee caalamka iyo cunaqabateynta suurtagalka ah Fadeexadani ma ku egtahay hal shaqsi mise waa silsilad dheer oo weli furan? 🎥 Daawo ilaa dhammaadka si aad u fahanto sida hal magac uu u ruxayo imbaraadooriyad dhaqaale oo 20 sano lagu dhisay. #EpsteinFiles #Imaaraadka #DPWorld #FadeexadCaalami #SultanBinSulayem #EssaKazim #WarDegdegAh #Siyaasad #GediShow