У нас вы можете посмотреть бесплатно WADANKII FARDAHA QAARADA AFRIKA MA LA DHIHI KARAA? BOTSWANA 🇧🇼 | S-2 EP-58 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Season 2 | Episode 58 📍 Botswana 🇧🇼. Waxaan arkay fardo aad u tiro badan intii aan ku guda jiray socdaal kaygii bartamaha wadanka Botswana. Fardo aad moodo inay la mid yihiin xayawaanada duur joogta ah. Daawasho wacan. Fadlan ka qayb qaado afurinta walaalaha Muslimiinta ah Ramadhan ka inagu soo wajahan, riix linkigan hoose si aad qayb oga noqoto deeq bixiyaasha. Mahadsanid. Link : https://www.launchgood.com/v4/schedul... Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; [email protected] Links Facebook Page https://www.facebook.com/profile.php?... Instagram https://www.instagram.com/iam_faysals... Socdaalkan waxaa suura galiyay Hayada Samafalka ee African Relief Fund. African Relief Fund https://arf.org.uk/ #somalitravel #somalicomedy #somali #somalilanguage #somalientertainment #somalidiaspora