• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay Finland скачать в хорошем качестве

Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay Finland 2 года назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay  Finland
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay Finland в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay Finland или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay Finland в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Xuska 1:da Luulyo ee maalinta xornimada iyo midnimada Soomaaliya oo si weyn looga xusay Finland

Munaasabad aad u ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay ururka Meh ry ayna taabbagelinteeda qayb ka qaateen ururo iyo dad magac iyo qaddarrin ku dhex leh Soomaalida oo lagu xusayay maalinta ku weyn Soomaalida ee 1:da Luulyo ayaa ka dhacday magaalada Helsinki. Munaabsaddan 1:da Luulyo lagu xusayay oo ka dhacday fagaaraha Suuqa Puhos ee Bariga Helsinki, Finland ayaa waxaa ka sokow hadallada qiirada iyo waddaniyadda leh ee madasha laga jeediyay waxaa qalbiyada dadkii ka soo qabgalay ruxay suugaantii hore iyo tan dambe ee laga sameeyay gobonnimada Soomaaliya iyo neecawda xornimada Soomaaliyeed. Khudbaddii taariikha ahayd ee uu maanta oo kale, 1:da Luulyo 1960 Madaxweynihii ugu horreeyay Soomaaliya, aabaha dimuquraadiyadda Afrika, Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan ”Aden Adde” ayaa goobta laga akhriyay. Marti-sharafka goobta ka hadlay ayaa waxaa kamid ah xildhibaanad Qaali Cali Shire oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannadda ayaa qabanqaabiyayaasha madasha uga mahadcelisay sida hufan ee ay u xuseen 1:da Luulyo. Ugu dambeyntii ayaa waxaa goobta ruxay ka qaybgalaashuna ay jiibta iyo jaanta isla heleen fannaanada da’da yar ee laga daba-dhacay Sabriina Muuse iyo alfannaan Sule Abdalle iyo DJ:ga faraha fudud farsamadana wanaagsan Ahmed Juju. Ka qaybgalayaasha ayaa Xildhibaanad Xabiiba Cali Kaahiye oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Espoo iyo mudane Mohamed Abdi (Abdi DJ), isku-xiraha ururada qabanqaabiyay munaasabadda 1:da Luulyo iyo Ururka MEH Ry uga mahadceliyay hawshan qiimaha badan ee ay ummadda Soomaaliyeed u qabteen.

Comments
  • FARXIYA FISKA IYO MUBAARAK ||NALKA MAANTA |SHOWGII QARNIGA 1 час назад
    FARXIYA FISKA IYO MUBAARAK ||NALKA MAANTA |SHOWGII QARNIGA
    Опубликовано: 1 час назад
  • Эн жаш депутат! Самсачынын БАЛАСЫ дегенге намыстанбайм! Элдин баарын тан калтырды 1 день назад
    Эн жаш депутат! Самсачынын БАЛАСЫ дегенге намыстанбайм! Элдин баарын тан калтырды
    Опубликовано: 1 день назад
  • Abwaanad Maryan oo tix qiimo badan ka jeedisay xafladda soo dhoweynta Ex-Raisul wasaare Geeddi 1 год назад
    Abwaanad Maryan oo tix qiimo badan ka jeedisay xafladda soo dhoweynta Ex-Raisul wasaare Geeddi
    Опубликовано: 1 год назад
  • Новый год на руинах. Дождались Россию! Страшная жизнь на Донбассе в 2026 17 часов назад
    Новый год на руинах. Дождались Россию! Страшная жизнь на Донбассе в 2026
    Опубликовано: 17 часов назад
  • Sia ft. Damian Marley – Love Amplified (Cinematic Pop Reggae 2026 ) 6 дней назад
    Sia ft. Damian Marley – Love Amplified (Cinematic Pop Reggae 2026 )
    Опубликовано: 6 дней назад
  • Todobaadka Xorriyadda Soomaalida Finland - #somalikylä 2 года назад
    Todobaadka Xorriyadda Soomaalida Finland - #somalikylä
    Опубликовано: 2 года назад
  • NA ŻYWO! Ale Oni nie chcą czekolady! Bo słodyczy mają dość! 9 часов назад
    NA ŻYWO! Ale Oni nie chcą czekolady! Bo słodyczy mają dość!
    Опубликовано: 9 часов назад
  • 🎶 Italian Vibes & Mediterranean Music 🎶 2+ Hours Serene Amalfi Coast & Lake Como Relaxing Scenery 4K 3 месяца назад
    🎶 Italian Vibes & Mediterranean Music 🎶 2+ Hours Serene Amalfi Coast & Lake Como Relaxing Scenery 4K
    Опубликовано: 3 месяца назад
  • Путин срывает переговоры | Виталий Портников 20 часов назад
    Путин срывает переговоры | Виталий Портников
    Опубликовано: 20 часов назад
  • Турецкий язык для начинающих. Урок 1. Как устроен турецкий язык. Структура турецкого языка. Носитель 2 года назад
    Турецкий язык для начинающих. Урок 1. Как устроен турецкий язык. Структура турецкого языка. Носитель
    Опубликовано: 2 года назад
  • Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Helsinki oo si wadajir u soo dhoweyay Ex-Raisul Wasaare Ali Mohamed Ghedi 1 год назад
    Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Helsinki oo si wadajir u soo dhoweyay Ex-Raisul Wasaare Ali Mohamed Ghedi
    Опубликовано: 1 год назад
  • 21 décembre 2025 10 дней назад
    21 décembre 2025
    Опубликовано: 10 дней назад
  • Vintage Floral Free Tv Art Wallpaper Screensaver Home Decor Samsung Oil Painting Digital Wildflower 1 год назад
    Vintage Floral Free Tv Art Wallpaper Screensaver Home Decor Samsung Oil Painting Digital Wildflower
    Опубликовано: 1 год назад
  • The Most Romantic French Love Songs of All Time 🌹 Les Plus Belles Chansons d'Amour 13 дней назад
    The Most Romantic French Love Songs of All Time 🌹 Les Plus Belles Chansons d'Amour
    Опубликовано: 13 дней назад
  • ⚡ АТАКОВАНЫ ГАЗОПРОВОДЫ И ТЕРМИНАЛЫ! Дроны сожгли важные цели в России. 19 часов назад
    ⚡ АТАКОВАНЫ ГАЗОПРОВОДЫ И ТЕРМИНАЛЫ! Дроны сожгли важные цели в России.
    Опубликовано: 19 часов назад
  • Руслан Ахмадов Песни Из Свадеб Зажигательные🔊😻 4 года назад
    Руслан Ахмадов Песни Из Свадеб Зажигательные🔊😻
    Опубликовано: 4 года назад
  • УНИЧТОЖЕН ГЛАВАРЬ РУССКИХ НАЦИСТОВ. 21 час назад
    УНИЧТОЖЕН ГЛАВАРЬ РУССКИХ НАЦИСТОВ.
    Опубликовано: 21 час назад
  • Top 50 Christmas Songs of All Time 🎄 Best Christmas Music Playlist 2 недели назад
    Top 50 Christmas Songs of All Time 🎄 Best Christmas Music Playlist
    Опубликовано: 2 недели назад
  • Deaconess Foundation oo casumad ugu fidisay Finland bah-wadagteeda ka howlgala Somaliland & Itoobiya 1 год назад
    Deaconess Foundation oo casumad ugu fidisay Finland bah-wadagteeda ka howlgala Somaliland & Itoobiya
    Опубликовано: 1 год назад
  • Winter Scenes TV Art Screensaver | Vintage Winter Inspired Paintings | 8 Scenes For 2 Hours 2023 2 года назад
    Winter Scenes TV Art Screensaver | Vintage Winter Inspired Paintings | 8 Scenes For 2 Hours 2023
    Опубликовано: 2 года назад

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5