У нас вы можете посмотреть бесплатно IIRAN O NOLOSHA KUQABATAY JAAJUS ODAY AH OO AAD UHALIS OO MUDO AY KUDABA JIRTAY KADIB DILKI KHAMINIE или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sheekadan waxay ka warramaysaa mid ka mid ah howlgaladii basaasnimo ee ugu yaabka badnaa ee gudaha Iiraan lagu fashiliyey. Kadib dilkii Ayatollah Ali Khamenei iyo xiisadda dagaal ee ka dhex qaraxday Iiraan iyo Israa’iil, sirdoonka Iiraan waxay ugu dambeyn gacanta ku dhigeen Tariq Mehmood — nin muddo 14 sano ah u shaqeynayay shabakado sirdoon oo lala xiriirinayo Mossad. Sidee loo helay ninkan muddo dheer ka baxsanayay qabashada? Maxay ahayd warqadda qiraalka ee uu qoray oo noqotay mid la yaab ku noqotay dad badan? Muuqaalkan waxaan ku falanqeynayaa sheekada qabashadiisa, sirta hawlgalladii uu sameeyay, iyo sida ugu dambeyn uu gacanta ugu galay sirdoonka Iiraan. basaas iraan basaas israel sirdoonka iran mossad basaasiin basaas la qabtay sheeko basaasiin dagaalka iran iyo israel sirdoon caalami ah basaas mossad qiraal basaasiin basaas pakistan taariq mehmood basaasi basaas 14 sano shaqaynayay sirdoonka iran guul dagaal sirdoon basaas lagu qabtay tehran sheeko sirdoon basaas mossad gudaha iran sheeko dhab ah basaasiin dagaalka bariga dhexe