У нас вы можете посмотреть бесплатно Nageeye Cali Khaliif & Dhimo aad Noolaatide, 2025 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
‘DHIMO AAD NOOLAATIDE’ waxa ku jira googoos kooban oo ka mid ah konton (50) gabay oo ku qoran konton (50) bog oo ku curtay fagaaraha dagaalka ee Koonfurta fog ee dalweynaha Soomaaliya. Waa googoos laga soo dhex xulay gabayo intan ka badan, ka dhaadheer, sheekadooduna ay si faahfaahsan ugu qorantahay diiwaanka‘HANGARAARAC’ oo aan wali soo bixin. Googooskani hadda ma soo bandhigaayo halqabsiyada dadka ay gabayadani ku socdaan iyo dhacdadii ay ku curteen. Qaybo ka mid ah googooskan oo cod ah waxa aad ka sii raaci kartaa lingaxan: https://t.me/Xusuusqor.