У нас вы можете посмотреть бесплатно JD Vance oo aqbalay xulashada Trump ee ku-xigeen, dibad-baxyo ka socda Kenya | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA waxaa ku jira qodobo ay ka mid yihiin; JD Vance oo aqbalay xulashada Trump ee ku-xigeenkiisa, Kenya oo weli la tacaaleysa dibad-baxayaal caraysan, wasiirka amniga Israel oo booqday Masjidka Al-Aqsa, Kaalinta Soomaalida Netherlands ee siyaasadda dalka, wareysiga wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha DF iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:02 JD Vance oo aqbalay xulashada Trump ee ku-xigeen 05:06 Kenya oo weli la tacaaleysa dibad-baxayaal caraysan 06:40 Wasiirka amniga Israel oo booqday Masjidka Al-Aqsa 10:58 Wareysiga wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha DF 17:17 Kaalinta Soomaalida Netherlands ee siyaasada dalka 24:13 Muhaajiriinta Mareykanka ka soo galaya gobolka Florida Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.