У нас вы можете посмотреть бесплатно 𝐅𝐫𝐞𝐞 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫: 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 & 𝐒𝐞𝐜𝐫𝐞𝐭𝐚𝐫𝐢𝐚𝐥 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
❓ Waa Maxay Seminar-kan? Waa tababar xirfadeed oo si gaar ah diiradda u saarayaa maareynta xafiisyada iyo xirfadaha xoghayaha. Waxaad ku baran doontaa sida loogu shaqeeyo si xirfadeysan gudaha xafiiska, isgaarsiin wanaagsan, maamulka waqtiga, iyo nidaamka shaqooyinka maalinlaha ah. 👩💼 Yaa Baran Kara? Seminarkan wuxuu u furan yahay: Dhalinyarada doonaysa shaqo xafiis Xoghayayaal hadda shaqeeya oo raba in ay xirfadooda kororsadaan Ardayda ka baxay Jaamacadda Qof walba oo raba xirfad la taaban karo oo suuqa shaqada laga helo 📝 Maxaa Lagu Baranayaa? ✔️ Xirfadaha Xoghayaha Casriga ah ✔️ Qabashada Kulamada iyo Maareynta Jadwalka ✔️ Habka Maareynta Faylasha iyo Dukumentiyada ✔️ Hab-dhaqanka Saxda ah ee Shaqada ✔️ Xirfadaha Isgaarsiinta iyo Wacyigelinta Ku baro xirfada kala ah; Office management skills iyo Secretarial skills si kooban, hadii aad xiiseyneyso courseka oo faahfaahsana, ka rukumo; https://laambad.com/courses/office-ma... Caawimaad dherada nagala so xirir; 613992221