У нас вы можете посмотреть бесплатно 🎓 DEEQ WAXBARASHO BUUXDA OO WADANKA THAILAND AH 🇹🇭 | MASTER’S & PhD 2025🌟 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
📢 Ogeysiis Muhiim ah oo Deeq Waxbarasho Buuxda ah! 🇹🇭 Ma rabtaa inaad ku barato *Wadanka Thailand* adigoo helaya **Deeq Waxbarasho Buuxda (Fully Funded Scholarship)**? 🌟 *Jaamacadda VISTEC (Vidyasirimedhi Institute of Science and Technology)* waxay bixineysaa *Deeqo Master’s & PhD* ah sanadka *2025–2026**, oo ay ku jiraan: **mushahar bille ah oo ka badan $1000 💰**, **lacagta waxbarashada oo gebi ahaanba laga dhaafayo**, **hoy bilaash ah**, iyo xitaa **tigidh diyaaradeed oo safarkaaga lagu bixiyo! ✈️* 🎉 *Lacag dalab (application fee) ma jirto* Fursad dahabi ah si aad ugu barato mid ka mid ah jaamacadaha ugu wanaagsan cilmi-baarista Aasiya 🌏 🔥 *Faa’iidooyinka Deeqda:* ✅ Lacagta Waxbarashada oo Bilaash ah ✅ Mushahar Bille ah ($1000+ USD) ✅ Hoy Bilaash ah 🏡 ✅ Caymis Caafimaad & Shil 🩺 ✅ Tigidh Safar Diyaarad Laba-jeer ah ✈️ ✅ Looma Baahna IELTS/TOEFL ✅ Looma Baahna Lacag Dalab 📚 *Heerarka Waxbarasho:* 🎓 Master’s Degree 🎓 PhD Degree 🌍 *Wadanka Martigelinaya:* Thailand 🇹🇭 🏫 *Jaamacadda:* VISTEC – Vidyasirimedhi Institute of Science and Technology 🔗 *Goobta Rasmiga ah ee Codsiga (Website-ka):* 👉 [https://admission.vistec.ac.th/]