У нас вы можете посмотреть бесплатно Ardayad Cusub Oo Si Qarsoodi Ah U Baadhaysa Koox Burcad Ah или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Filimkan waxaan ku soo koobeynaa sheekada xiisaha leh ee She's on Duty. Gabadh u muuqata arday cusub oo dugsi sare dhigata ayaa si lama filaan ah u noqota qofka ugu adag dugsiga. Xoogaystadii dugsiga waxay isku dayaan inay cabsi geliyaan, laakiin ma oga in gabadhan ay tahay sarkaal booliis oo qarsoodi ku shaqaynaya. Sam waxaa loo diray hawlgal qarsoon si ay ugu dhowaato Linda, oo aabaheed ka tirsan yahay koox burcad ah. Si ay runta u ogaato, Sam waxay iska dhigaysaa arday dugsi sare dhigata. Laakiin hawlgalku ma aha mid sahlan. Waxay la kulantaa xoogaystayaal, dagaallo badan, iyo sir weyn oo khatar ah. Marka hawlgalku sii qoto dheeraado, Sam waxay ogaataa khiyaano, basaasyo ku jira booliiska, iyo dagaal ay tahay inay nafteeda ku badbaadiso. Ugu dambayntii waxay ku qasbanaataa inay wajahdo koox burcad ah oo khatar badan. Sheekadan waxay isku daraysaa action, majaajillo, iyo qarsoodi, iyadoo muujinaysa sida gabadh booliis ahi ugu dhex noolaan karto nolol ardaynimo si ay u qabato dembiilayaal. Haddii aad jeceshahay filimada action, mystery, iyo movie recap, muuqaalkan adiga ayuu kuu yahay. Like saar, Subscribe dheh, si aadan u seegin sheekooyin iyo filimaan kale oo xiiso leh.