У нас вы можете посмотреть бесплатно 3-DA DEGMO EE MOGADISHU UGU HORUMARSAN EE AAN KULA TALIN LAHAA QURBA-JOOGTA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ku soo dhawaada muuqaal cusub oo aan kaga hadlayo 3-da degmo ee magaalada Muqdisho ugu horumarsan ee aan kula talin lahaa qurbajoogta doonaysa inay dalka dib ugu soo laabtaan. Muuqaalkan waxaan ku falanqaynayaa arrimo muhiim ah sida amniga, horumarka dhismayaasha, adeegyada bulshada, iskuulada, goobaha ganacsiga, iyo sida ay ugu habboon yihiin qoysaska ku soo barbaaray dibadda. Ujeedadu waa in aan idinla wadaago aragti iyo xog kaa caawin karta go’aan qaadashada haddii aad qorshaynayso inaad Muqdisho ku noolaato sanadaha soo socda. Fikradahaaga iyo degmada aad u aragto inay ugu horumarsan tahay noogu reeb faallooyinka hoose. Ha iloobin inaad LIKE, SHARE, iyo SUBSCRIBE saarto si aad ula socoto muuqaalo kale oo xiiso leh. #somali #mogadishu #qurbajoog #HassanSunni ---------- Ka mid noqo asxaabta taageerta channel-ka | become a member to support my work / @hassansunni ------------------------------------- QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR camera : https://amzn.to/4gQLIwR microphone : https://amzn.to/3DJRxNV Lighting : https://amzn.to/42dAY7h tripod : https://amzn.to/3C5QaZs ----------------------- Welcome to HASSAN SUNNI, your go-to channel for exploring the wonders of the world and diving into meaningful conversations. Here, you'll find: 🌍 World Events – Stay updated on the latest happenings across the globe. 📹 Vlogs – Join me on exciting journeys and everyday adventures. 🎙️ Podcasts – Thought-provoking discussions on various topics that matter. 💻 Technology – Explore the latest trends and innovations shaping our future. Don’t forget to Subscribe and hit the 🔔 notification bell to stay connected with all our latest uploads. Join the conversation, like, comment, and share to help grow our community. Together, let's learn, explore, and connect! Subscribe now and be part of the journey! follow me on / hassansunni Mahadsanid daawashadaada, waxaana rajeynayaa inaan ku arko fiidiyowga xiga. 😊 Whatsapp: https://wa.me/message/MVDRCTQXZBZ5A1 E-mail: Sunni.Media10@gmail.com. ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~