• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX скачать в хорошем качестве

SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX 5 лет назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX

Erayada: Axmed Saleebaan Bidde Laxanka: Axmed Saleebaan Bidde? Luuqda: Maxamed Ismaaciil Sh Axmed “Aburaas” iyo Sahra Axmed Jaamac Aburaas Haddii ruux jacayl sigo Sahwi waa walaalee Sidrigaygan damaqdee In kastoonan sababtii Sidaan kuugu imi beri Si wacan kuugu garanayn; Markii aan salaan idhi Sunniyaha dushoodiyo Sarwajida la ururshiyo Waa taad timaha saydhee Saddex goor gacmaha iyo Surka aad is jabisee Siddiqabax! intaad tidhi Sanqaroorka taagtee! Aniguna sulaaqaay Maan seexanine xalay Waxaan sara fadhiyay yaab! Sahra Dumarkuba saluuggiyo Subaxdaad is barataan Sahwiga wayska leeyiin; Haddii aan u qabay sidan Jacayl seefa inuu yahay Waaban kuu sadburin laa! Waxa soo sokaba maray Sula xaajadii ahayd Samaheennan maantee Sahwiga iska daayoo Sida sayniska hawada Ragga dayaxa sahansaday Sirta dumar adoon gelin Samir ila ogow oo … Imikana sidaan rabo Haddii Eebbe igu simo Waxaan sugo wax ii sada Saadaaladaan qabo Si kastaba adoo wacan! Aburaas Hadduu saydhmo dhibic roob Uu simo xareed wadhan Saxalku waa ka guure Adiguna "sidaad" tahay Sareedada aduunyada Sahan midaan ku gaadhee Haddaad saaka ii timi Nabad igu salaantee Maxaad ii la socotaa Sama iyo xumaan kee? Saddex goor wadnaha iyo Sinta bidix is qabatee Siddiqabax! intaad tidhi Socod igu la hadashee! Aniguna sulaaqii Maan seexanine xalay Waxaan sara fadhiyay yaab! Sahra Sarsarrada wadnaha iyo Surimadiisa dhiiggiyo Saableyda feedhaa Seed iyo laf caashaqu Amba sariyo hoosiyo Waa kan sudhan naftaydee; Ma sahlana hubsiinee Cidba haddaanan kula simin Oonan laba sad noqo odhan Naxliga iska saaroo Ila soco dhul sooliyo Soof daran abaariyo Saymo oodam keligaa Kaaga siiban maayee; Imikana sidaan rabo Haddii Eebbe igu simo Waxaan sugo wax ii sada Saadaaladaan qabo Si kastaba adoo wacan!

Comments
  • Sahra Axmed Iyo Axmed Nuur Jaangoo Heestii _ Yaa Garayska Kaa Fura _ Lyrics _ Mudug boy 3 месяца назад
    Sahra Axmed Iyo Axmed Nuur Jaangoo Heestii _ Yaa Garayska Kaa Fura _ Lyrics _ Mudug boy
    Опубликовано: 3 месяца назад
  • SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL 5 лет назад
    SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
    Опубликовано: 5 лет назад
  • РФ внезапно меняет тактику / Путин обратился к ООН? 6 часов назад
    РФ внезапно меняет тактику / Путин обратился к ООН?
    Опубликовано: 6 часов назад
  • Джем – SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
    Джем – SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
    Опубликовано:
  • Heesihii Riwayadii | Wadhaf iyo Shimbiro War Isuma Hayaan | Curiintii Abwaan Cisman Askari Ahun 1978 2 года назад
    Heesihii Riwayadii | Wadhaf iyo Shimbiro War Isuma Hayaan | Curiintii Abwaan Cisman Askari Ahun 1978
    Опубликовано: 2 года назад
  • Ismaaciil Caynaan iyo Nimco jaamac 1 год назад
    Ismaaciil Caynaan iyo Nimco jaamac
    Опубликовано: 1 год назад
  • Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Xaliimo Khaliif magool Heestii _ minankiinii anigaa imidee _ Lyrics 6 месяцев назад
    Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Xaliimo Khaliif magool Heestii _ minankiinii anigaa imidee _ Lyrics
    Опубликовано: 6 месяцев назад
  • Sahra Axmed|| Iga daa Qumbacashada|| Bal qofyoow|| Kaban|| Carwo Lyrics. 2 года назад
    Sahra Axmed|| Iga daa Qumbacashada|| Bal qofyoow|| Kaban|| Carwo Lyrics.
    Опубликовано: 2 года назад
  • Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin 1 год назад
    Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
    Опубликовано: 1 год назад
  • ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED 3 года назад
    ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
    Опубликовано: 3 года назад
  • Heestii Caashaqa i soo riday. Axmed mooge iyo  Sahra Axmed . 7 месяцев назад
    Heestii Caashaqa i soo riday. Axmed mooge iyo Sahra Axmed .
    Опубликовано: 7 месяцев назад
  • Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs 7 лет назад
    Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
    Опубликовано: 7 лет назад
  • Sahra Axmed – Birku Goysayeey & Ma Naxoo Jacaylkii | Heeso Qiiro & Murugo Leh 1 месяц назад
    Sahra Axmed – Birku Goysayeey & Ma Naxoo Jacaylkii | Heeso Qiiro & Murugo Leh
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed | Heesta Saylo | With Lyrics 5 лет назад
    Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed | Heesta Saylo | With Lyrics
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics 6 лет назад
    Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
    Опубликовано: 6 лет назад
  • deeqa axmed iyo siciid mire xaydar heesti xaqmiyaa (xeermiyaa) abwaan indhabuur 4 года назад
    deeqa axmed iyo siciid mire xaydar heesti xaqmiyaa (xeermiyaa) abwaan indhabuur
    Опубликовано: 4 года назад
  • Cabdikariim raas  iyo sahra halgan iyo c.naasir Macalin caydiid UK iyo Heeso 2012 8 лет назад
    Cabdikariim raas iyo sahra halgan iyo c.naasir Macalin caydiid UK iyo Heeso 2012
    Опубликовано: 8 лет назад
  • XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN 4 года назад
    XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
    Опубликовано: 4 года назад
  • HEES  NIN CAASIYA YAANU CALAFBA KUU GAYN | DUCADII CABDI QAYS | LYRICS COVER SONG 3 недели назад
    HEES NIN CAASIYA YAANU CALAFBA KUU GAYN | DUCADII CABDI QAYS | LYRICS COVER SONG
    Опубликовано: 3 недели назад
  • Sahra Axmed Jaamac Heestii _ Sirta Dumar _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics 8 месяцев назад
    Sahra Axmed Jaamac Heestii _ Sirta Dumar _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics
    Опубликовано: 8 месяцев назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5