У нас вы можете посмотреть бесплатно TELEPHONE SAMSUNG CABSI LAGA SOO SHEEGAY/ISRAEL DHULKA HOOSTII KU QARINEYSO DECUMENT/ IYO JAWAABTI X или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wargeyska Haaretz ee fadhigiisu yahay Israa'iil ayaa sheegay in dowladda Israa'iil ay u diyaar garoobeyso suurtagalnimada "burburka" ama "baaba'a" dowladda. Sida lagu xusay warbixin ay qortay Meirev Moran oo la daabacay 15-kii November, Israa'iil waxay xarun sir ah ka dhistay Jaamacadda Harvard, taas oo qayb ka ah dadaalka lagu doonayo "in lagu badbaadiyo wax-soo-saarka dhaqanka iyo sayniska ee dalka haddii uu jiritaankiisu dhammaado." Arrintan awgeed, tobanaan kun oo buug iyo qoraallo ka hadlaya dhaqanka Israa'iil iyo dhammaan aqoonta ilaa hadda ku jirta suugaanta qaybaheeda kala duwan ayaa la diiwaangeliyay, waxaana lagu bilaabay in lagu kaydiyo xarumo waaweyn oo dhulka hoostiisa ah. Sida wargeysku sheegay, abwaan iyo qoraa Israa'iili ah oo lagu magacaabo Haim Be'er ayaa xusay in "abaabulayaashii shir suugaaneed oo dabayaaqadii 1990-meeyadii ka dhacay Harvard ay halkaas geeyeen." Be'er ayaa dhismahaas ku tilmaamay "meel aan caadi ahayn" oo bannaanka ka u eg "macbad Giriig ah." Be'er oo sheegay inuu galay "aag aad u weyn oo ay ka buuxaan agabyo daabacan," ayaa intaas ku daray inuu arkay "haween dhallinyaro ah oo si tin-dhaaf ah kombuyuutarrada uga shaqaynaya, kuwaas oo mid walba ay diiwaangelinayso walxo aan caadi ahaan laga helin maktabadaha akadeemiyadeed."