У нас вы можете посмотреть бесплатно Dadka Tuuladaan Degan | Waxaa dhameeyay Makhluuq Aan la Arkaynin | Oo degan webiga. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Tuulo fog ayaa ku nool cabsi joogto ah oo la xiriirta Makhluuq aa la arkaynin oo degan webiga, Waxaa la aaminsan yahay in qof kasta oo u dhowaada webiga uu dhiman doono iyadoo madaxa laga gooyay. Markii hore dadka waxay u arkeen sheekadan mala'awaal iyo khuraafaad, balse si tartiib tartiib ah ayeey u noqotay mid aad u cabsi badan kadib markii dadka tuulada ay bilaabeen in si lama filaan ah loo waayo, kadibna laga helo webiga dhexdiisa meedkooda oo madaxa laga jaray , dadka tuulada waxay aaminsanaayeen, in qofkii la waayo uu makhluuqaas qaatay, xitaa hadii arin kale qabsatay. ilaa gabar dhalinyaro ah ay si lama filaan ah loo waayay, iyadoo aan wax raad ah laga helin, mid ka mid ah qaraabadeeda ayaa diiday ineey aqbasho Waxa ay aaminsanyihiin dadka tuulada, waxayna raadsatay caawimaad baare ka yimid magaalada oo caan ku ah inuu xaliyo arimaha dilalka iyo dadka la waayo. Marka baaritaanku bilaabmay, waxaa soo baxay arimo qarsoon oo ku saabsan tuulada, oo ay ku jiraanku takri fal awoodeed, Aanooyin hore loo geestay, iyo sirro la ilaaliyo iyagoo lagu qarinayo magaca iyo sharafka maamulka tuulada. inta baaritaanku socday waxaa la arkay: Muuqaallo argagax leh, meydad madaxa laga gooyay, iyo dilaa u muuqda bini'aadam is qarinaya. #film #movie #movierecap #qulasada_filimada #afsomalia #somalifilms #sheeko #qiso #fyp ⚠️ Copyright Disclaimer: This video is made for entertainment and informational purposes only. We do not own the original clips, images, or music used in this video. All rights belong to their respective copyright owners. This content is used under the “fair use” principle according to Section 107 of the Copyright Act of 1976, which allows the use of copyrighted material for purposes such as commentary, criticism, education, and research.