У нас вы можете посмотреть бесплатно 7 CIYAARTOY OO KA FAA’IIDAY BIXITAANKA XABI ALONSO 🔥 (SHEEKOOYIN LAMA FILAAN AH) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Shaqada Xabi Alonso ee Real Madrid waxay ahayd mid halis ku jirtay toddobaadyo badan, balse kaddib markii uu lumiyay final-kiisii ugu horreeyay ee uu kooxda hogaamiyay —taaso ay Barcelona ka adkaatay—ayaa ugu dambeyn laga arayay kooxda. Isla markiiba waxaa lagu beddelay booskiisa saaxiibkiisii hore ee ee ay isla soo ciyaari jireen , Álvaro Arbeloa. Warar kala duwan ayaa jira; qaar waxay sheegayaan in la eryay, qaar kalena waxay yiraahdeen go’aanku wuxuu ahaa mid labada dhinac ah, halka kuwo kale ay leeyihiin isagaa shaqada iska tagay. Si kastaba ha ahaatee, waxa hubaal ah in Xabi Alonso uusan mar dambe sii aan doonin tababaraha Real Madrid, iyadoo muddadiisu ku ekeyd kaliya siddeed bilood. Hdba Waxaa jiray dad badan oo aad ugu faraxsan bixitaankiisa, laga bilaabo taageerayaasha ilaa ciyaartoydii si dhow ula shaqeeyay. Muqaalkan , waxaan si gaar ah diiradda u saareynaa ciyaartoyda. Kuwani waa toddoba ciyaaryahan oo noqon doona kuwa ugu farxadda badan kadib bixitaanka Xabi Alonso ee Real Madrid. ------------------- CONTENT OF THIS VIDOES---------------------------- 00:00 Hordhac 01:00 Vinícius Jr 02:31 Endrick 03:47 Trent Alexander-Arnold 04:38 Dani Ceballos 05:18 Ferland Mendy 06:27 Rodrygo 07:43 Jude Bellingham 09:2 Dhamaad Follow me on my Social Media:- Maankaal┇:https://www.youtube.com/channel/UCvNW... Instagram:https://www.instagram.com/ Facebook Page: / w.kuma22 Tiktok page : https://www.tiktok.com/@maankaal1?_t=... Muuqalo klae oo Xiiso Badan:- 10 CIYAARTOY OO WAX WALBA WAAYEY | 𝐅𝐀𝐐𝐈𝐈𝐑𝐄𝐘 • 10 CIYAARTOY OO WAX WALBA WAAYEY | 𝐅𝐀𝐐𝐈𝐈𝐑𝐄𝐘 7 Hadiyadood Oo Ciyaartoyda Kubadda Cagtu Siyeen Saaxiibadooda – 𝐋𝐚𝐲𝐚𝐚𝐛! • 7 Hadiyadood Oo Ciyaartoyda Kubadda Cagtu ... MAXAY CUNAAN CIYAARTOYDA CAANKA AH EE KUBADA CAGTA ... • MAXAY CUNAAN CIYAARTOYDA CAANKA AH EE KUBA... 10 SHAY OO AANAD KA OGAYN CRISTIANO RONALDO 🤑💵 • 10 SHAY OO AANAD KA OGAYN CRISTIANO RONALD... QISADA DIEGO MARADONA | XIDIGII ARGENTINA 🇦🇷 • QISADA DIEGO MARADONA | XIDIGII ARGENTINA 🇦🇷 5 CIYAARYAHAN KUWAASO XAQIIQDI DAD DILAY | XIDIG JARJARAY SAXIIBTII 😱 • 5 CIYAARYAHAN KUWAASO XAQIIQDI DAD DILAY |... 10KA SHAY EE HAALAND LEEYAHAY OO AAD U QIIMO BADAN 🤑💵 • 10KA SHAY EE HAALAND LEEYAHAY OO AAD U QII... 9 CIYAARTOY OO KA QALIN-JABIYAY KUBBADA CAGTA • 9 CIYAARTOY OO KA QALIN-JABIYAY KUBBADA CAGTA MAALINTII CRISTIANO RONALDO KU SIGTAY INUU DHINTO 😱 • MAALINTII CRISTIANO RONALDO KU SIGTAY INUU... 10KA SHAY EE MESSI LEEYAHAY OO AAD U QIIMO BADAN 🤑💵 • 10KA SHAY EE MESSI LEEYAHAY OO AAD U QIIMO... 10KA SHAY EE RONALDO LEEYAHAY OO AAD U QIIMO BADAN 🤑💵 • 10KA SHAY EE RONALDO LEEYAHAY OO AAD U QII... 10 SHAY OO AANAD KA OGAYN KYLIAN MBAPPE 2024 🤑💵 • 10 SHAY OO AANAD KA OGAYN KYLIAN MBAPPE 20... 10KA CIYAARYAHAN UGU TAAJIRSAN ADUUNKA 2024 🤑💵 • 10KA CIYAARYAHAN UGU TAAJIRSAN ADUUNKA 202... Diyaariye : HAMZE AHMEd ALI-ZIYAAD. #judebellingham #xabialonso #vinnicius13 #mbappe #messi #cristianoronaldo #ronaldoskills #maankaal If you have any copyright issues, please don't strike this video, just send me an e-mail (hamzeahmed440@gmail.com) ) and I will remove this video right away or we will find another solution. "Copyright Disclaimer Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational or personal use tips the balance in favor of fair use." I DO NOT OWN ANY COPYRIGHT