• ClipSaver
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto ) скачать в хорошем качестве

GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto ) 9 years ago

GABAY QABYAALADA

ABWAAN ABSHIR BACADLE

ABWAAN CAREYS CIISE KAARSHE

HOOYADU WAA LAMA HURAAN

GABAYADII - SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN

sayidka

GABAY - IGA JOOJI FIISAHA

ABWAAN CUSMAN C/LAAHI GUURE

ABWAAN GUURE

Somalia

Somaliland

Gabay

Caawaale Aadan

Maryan mursal

waayaha cusub

Ikraan caraale

SH MAXAMED IBRAHIM KENYAAWI

Muxadaro Cusub

Muxadaro 2016

Mogdisho

sh kenyaawi

Abwaan guure

sheeko gaban

riwaayad Qosol badan

Gabayadii daraawishta

ABWAAN JAAMAC KEDIYE

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto )
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto ) в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto ) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto ) в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



GABAY QABYAALADA - ABWAAN ABSHIR BACADLE ( Ilaah ha u naxariisto )

Haddii la isqadariyaay murtidu qiima leedahaye. Qasadkiyo ujeedaduna way qiima galiyaane. Sidaad ugu qotomisay nafluhu ugu qashuucaane. Munaasabadda lagusoo qadimo kama qatoodaane. Suugaantu waa qayb kamida qalabka Taariikhda. Qoraaladuna kaba qiima badan mana qarsoomaane. Qof waliba wuxuu noo qabtiyo qaladkuu noo gaystay. Diiwaanno qaranbaa jiroo loogu qorayaaye. Nin quraarad calashoo dajiyey qoomanee abidee. Qarniyada danbaa kugu lacnada ficika qaarkiise. Hadaad qaranka kala gooyn lahayd quruxso taariikhda. Qarni waliba cudur qaasohoo qaybiyaa jiraye. Soomaalida belaa loo qoree qalnka loo saareey. Wax qabiil kadaran jahamaan qiray aqoontayda. Qadartaana iga hiiisaye qolo ma sheegteene. Qof qalbigi qabyaalad iyo diin qaadikariwaaye. Uma qaybsamoo meel unbuu qac uga siiyaaye. Ma anaa quraankiyo kataga qawlka nabigeenna. Qatli muumin ma anaa hubkiyo qarash ku taageera. Qabrigayga ma anaa gatoo qubaya diinkayga. Ma anaa qabiil doorbidoo qaranka aafeeya. Qof muslima qabyaalad udiloon ficil iyo qawl gaysan. Qasadkiyo ujeedaduna tahay lagu qisaasaayo. Qabiilkaa muxuu uga dhashee qaadir uga yeelay. Qof kastoo kaqaybqaata ama qarash ku taageerraa. Nafta goorta laga qaadayoo laga qibloonaayo. Qar-qarada dhuun-yeeriskiyo qaraw lataahiidka. Qacbaa loogu siiyaa jiibka loo qoraye. Diiwaanka qalinku ugu dhacay qoomamee abide. Qiso murugo iyo yaable baan soo qadimayaaye. Qaraabo iyo ehel riximnimaa loo qadariyaaye. SUBSCRIBE OUR CHANNEL FOR MORE UPDATES

Comments
  • GABAY SUUFI KA HADLAYA, ABSHIR BACADLE AUN. 6 years ago
    GABAY SUUFI KA HADLAYA, ABSHIR BACADLE AUN.
    Опубликовано: 6 years ago
    180150
  • gabayadii guba oo dhamaystiran 3 years ago
    gabayadii guba oo dhamaystiran
    Опубликовано: 3 years ago
    248550
  • Dhibaatada Qabyaalada | Waziir muxiyadiin | Jigjiga . 6 months ago
    Dhibaatada Qabyaalada | Waziir muxiyadiin | Jigjiga .
    Опубликовано: 6 months ago
    40119
  • Wax Qabiil Kadaran Jahannamaan Qiray Abwaan Abshir Bacadle Allaha u Naxariiste & Qabyaalada 5 months ago
    Wax Qabiil Kadaran Jahannamaan Qiray Abwaan Abshir Bacadle Allaha u Naxariiste & Qabyaalada
    Опубликовано: 5 months ago
    71458
  • gabay abwaan Abshir bacadle allaa mahad leh oo mudan amaan waana loo magane 4 years ago
    gabay abwaan Abshir bacadle allaa mahad leh oo mudan amaan waana loo magane
    Опубликовано: 4 years ago
    109498
  • GABAY KAMID AH GABAYDIII MARXUUM ABWAAN HEELAALEN EE HALGANKANKII OGADENYA 6 years ago
    GABAY KAMID AH GABAYDIII MARXUUM ABWAAN HEELAALEN EE HALGANKANKII OGADENYA
    Опубликовано: 6 years ago
    334244
  • Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh 5 years ago
    Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh
    Опубликовано: 5 years ago
    85258
  • Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!! 3 years ago
    Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
    Опубликовано: 3 years ago
    527743
  • Mucaaradka oo Maanta u guuraya Gudaha Xalane,Cabdiqaasim oo General Morgan Geeridiisa ka hadlay,xasa 2 hours ago
    Mucaaradka oo Maanta u guuraya Gudaha Xalane,Cabdiqaasim oo General Morgan Geeridiisa ka hadlay,xasa
    Опубликовано: 2 hours ago
    3555
  • Abwaan Abshir bacadle AUN // Gabay CAJIIBA @Hawrar-gabay-somali-1226 5 years ago
    Abwaan Abshir bacadle AUN // Gabay CAJIIBA @Hawrar-gabay-somali-1226
    Опубликовано: 5 years ago
    169390

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5