У нас вы можете посмотреть бесплатно BARNAAMIJKA AWOODA 5AAD EE DALSAN TV 25-07-2021 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
BARNAAMIJKA AWOODA 5AAD EE DALSAN TV 25-07-2021 Danjire Abuukar Daahir Cismaan “Abuukar Baale” ayaa marti ku ah Barnaamijkeena Xiisaha leh Wareysiga Danjire Abuukar Baale Waxaa diirada lagu saarayaa Arrimaha Siyaasadda, Waaqiciga Diplomaasiyadda, Hawlgalka Ergada Soomaalida u joogta Xarunta Dhexe ee QM ee New York, Qaabka Difaaca Qaddiyada Somalia ee gudaha Madasha QM, Guuxa ka dhashay Qoraal la sheegay inuu Danjire Abuukar Baale dhawaan u diray Diplomaasiga ugu da’da yar dalkeena Somalia. Wareysiga Barnaamijka Awooda 5 aad waxu kalo kaga hadli doono saaxiibtinimada u dhexeysa isaga iyo Madaxweyne Farmaajo, Xilliga uu bilowday Taxanaha Isbarashadooda, Xayiraada la saaray Hantida Ganacsatada Soomaaliyeed, Kampala accord iyo Kuwa kalo badan