У нас вы можете посмотреть бесплатно KAYMO HALIS AH AYAAN HABEEN GEEL KA RAADINAYAA || BAADI DOON XAGARKA DHUYACLE AGTIISA. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Assalaamu Calaykum dhamaantiin! Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa safar aan habeenimo ugu baxay raadinta geel lumay. Kaymahan aan galay waa kuwo halis ah, waxaana laga yaabaa in ay jiraan halisyo kala duwan sida dhidar (masaska) iyo duur-joog kale. Inkastoo ay xaaladdu adag tahay hadana waa wax qof kasta oo geel dhaqda uu maro hawshaasi, waxaan isku dayay inaan geela helo, anigoo isku halleynaya waayo-aragnimada deegaanka iyo kala garashada aan kala aqaanno deegaanka. Waxa aad ka baran doontaa oo ka daawan doontaa muuqaalka: • in aanuu qof kasta geel hayn karaynin oo dhibtiisa nin fahmi karay oo kaliyaa uu dhiqi karo • Halista kaymaha (dhidar iyo duur-joog kale). • Raadinta geela lumay iyo halka aan ugu dambayntii ka helay. Haddaba daawasho wanaagsan, hana ilaawin inaad: • Subscribe si aad ula socoto muuqaallada cusub. • Like & Share haddii aad ka heshay. • Fikradahaaga iyo su’aalahaaga hoos ku qor si aan uga wada sheekaysanno. #baadidoon #subscribe #like #share #xoolodhaqato #maxamedgarrboole #KaymoHalisAh #RaadintaGeel #GeelLumay #HabeenRaad #DuurJoog #SafarHabeenimo #Adventure Mahadsanid dhammaan intii daawatay.