У нас вы можете посмотреть бесплатно Deg-Deg | Ciidanka Uganda ayaa dagaalka ku soo biiray lana saftay Israaiil. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
uganda ayaa dagaalka ku soo biirtay , ciidanka uganda ayaa dagaalka ku soo biiray kana bar bardagaalamaayo israaiil waa qodobka ugu weyn caalamka maanta waa Hadal haynta saacadda afrika iyo caalamka oodhan kana mid tahay warbaahinta mashruuca sahyuuniga Waa hadalka hogaanka ugu sareeyo ciidanka uganda gen : muhoozi oo ah wiilka yuweeri musafini loona diyaarinaayo qabashada hogaanka dalkaas kadib aabihii oday 81 sano jir ah daqiiqad walba halaagsami karo . ayaa ah hadal haynta saacadaan kadib markuu si rasmi ah ugu dhawaaqay waa hogaanka ciidanka uganda ku soo biirida dagaalka israaiilna garab taaganyahay kanaalka : / ogaansho twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho #kanaalka_ogaansho