У нас вы можете посмотреть бесплатно Masiirkii Musri oo kale?! | Dambigiisa waa inuu ahaa nin xor ah . или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Cimraan khaan min halyeey kiriket pakistaan oo dhan u sacbin jirtay , kadibna raiisal wasaarihii loogu jaclaa pakistan uguna taageerada badnaa , ilaa maxbuus ku silicsan xabsiyada daawadana laga jaray ilaa uu isha midige waayay ,sugaayana masiirkii muxamed mursi inuu xabsiga naftiisa ku waayo : sababtuna ninkaan . Saacadihii la soo dhaafay waxaa faafay labo sawir cimraan khan waxay muujinaayaan xaalada aadka u adag ee uu ku suganyahay 2da indhood inuu mid waayay 85% arageeda iyo xaaladiisa guud : caafimaad ahaan nin 73 sano jir ah . kanaalka : / ogaansho twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho #kanaalka_ogaansho