У нас вы можете посмотреть бесплатно Soomaali markab afduubatay oo la weeraray, dhaawacyada weerarkii SYL oo la dhoofiyey | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qodobada ku jira Qubnaha VOA, waxaa ka mid ah; Koox Soomaali ah oo markab afduubtay oo la weeraray, dhaawacyada weerarkii Hotel SYL oo dibadda loo qaaday, Soomaalida Waqooyia Bari Kenya oo ka cabanaya faquuq, Cabsi soo wajahday Muslimiinta iyo Carabta Mareykanka, iyo qodobo kale. 01:05: Dhaawacyada weerarkii Hotel SYL oo la dhoofiyey. 03:37: Koox Soomaali ah oo Markab afduubtay oo la weeraray. 04:44: Meydadka tahriibayaal Yurub ku wajahnaa oo la helay. 06:06: Dibadbaxyo ka dhan Netanyahu oo ka dhacay Tel Aviv. 07:10: Uber iyo Lyft oo joojinaya in ay ka shaqeeyaan Minneapolis. 12:05: Milatariga xukuma Niger oo eryey militariga Mareykanka. 19:28: Soomaalida Waqooyia Bari Kenya oo ka cabanaya faquuq. 23:31: Cabsi soo wajahday Muslimiinta iyo Carabta Mareykanka. 27:26: Blinken oo gaaray Kuuriyada Koonfureed. Mar walba nagu xirnow 🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe https://www.youtube.com/@voasomali/?s... 🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: https://www.voasomali.com/ 🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.