У нас вы можете посмотреть бесплатно Ibraahim Caydiid: Xilka Qaadista Cirro Waxay Muujisay Fashilka Hoggaamineed Ee Xukuumaddiisa или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkan gaarka ah ee Blueprint-Somaliland, oo ay soo saartay Blueprint Media, wuxuu soo bandhigayaa hadal uu jeediyey Ibraahim Caydiid, kaas oo si adag uga hadlay xil ka qaadista wasiirrada sare iyo sida Somaliland dib ugu noqotay muddo 10 bilood gudahood ah oo Madaxweyne Cirro talada hayo. Waxaad ka daawan doontaa: Sababaha ka dambeeya xilka qaadista wasiirrada sare ee Cirro. Sida arrintani u muujinayso jahawareerka iyo hoggaamin la’aanta xukuumadda cusub. Saamaynta ay ku leedahay horumarka, amniga, iyo kalsoonida shacabka. Digniinta Ibraahim Caydiid ee ah in Somaliland u baahan tahay hoggaan karti leh, maaha mid fowdo horseeda. 👉 Subscribe ku dhufo Blueprint-Somaliland, Like & Share si aad ula socoto xogaha sirta ah iyo runta aan laga sheegin meel kale. Blueprint Media – Codka shacabka, difaaca qaranimada, iyo runta aan la qarin. #IbraahimCaydiid, #Somaliland, #Cirro, #Wasiirro, #XilkaQaadis, #Fashil, #DibUNoqosho, #Siyaasad, #BlueprintSomaliland, #BlueprintMedia, #Xashi, #Kaah, #Waddani, #Cirro, #IbraahimCaydiid, #Somaliland, #Madaxtooyada, #Propaganda, #QaybiOoXukun, #Fadeexad, #QaranDumis, #RuntaLaSheegay, #BlueprintSomaliland, #blueprintmedia, #CabdiraxmaanAxmedOmar, #MadaxweyneCirro, #Gabiley, #BallanJab, #Somaliland, #XukuumadFashilantay, #CudurDaar, #BlueprintSomaliland, #BlueprintMedia, #RuntaLaSheegay, #IbraahimCaydiid, #Somaliland, #Madaxtooyada, #XorriyaddaHadalka, #WeerarSumcad, #EedaymoBeenAh, #Cabudhin, #BlueprintSomaliland, #BlueprintMedia, #WareysiGaarAh, #kulmiye, ----------------------------------- Welcome to Blueprint Media. Ku Soo Dhawow Blueprint - Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xidhanalle ha idin xifdiyo ❤️ #somaliland, #Somali, #Blueprint, #BlueprintSomali,#usa, #maraykanka, #Aqoonsi, #Aqoonsiga, #blueprint, #midnimo, #difaac, #qaran, Youtube Page: https://youtube.com/@blueprintsomali?... Facebook Page: https://www.facebook.com/blueprintsom... Instagram page: https://www.instagram.com/blueprintme... TikTok Page: www.tiktok.com/@theblueprintmedia Contact email: [email protected] Note: I do not have the ability to answer all emails but know that each email is read. If inquiring about sponsorship, The Blueprint Media is currently only seeking sponsorship from established brands that do not deal in a financial product (as per USA Law).