У нас вы можете посмотреть бесплатно Cuntooyinka Vitamin D laga helo: uma bahan doontid wax kanini ah cajiib или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ma la ildaran tahay daal badan, murqo xanuun, niyad jab ama hurdo la'aan? Waxaa laga yaabaa inaad leedahay Vitamin D hoose. 😱 ✅ Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa 6 cunto oo dabiici ah oo laga helo Vitamin D – mana u baahnid wax kaniini ah! ➡️ Cuntada aad cunayso ayaa kuu noqon karta daawo dabiici ah. ➡️ La wadaag dadka xanuunsan ama hurdo la’aan la ildaran. 📌 Ka faa’iidayso talooyinka caafimaad ee bilaashka ah adigoo nagu xiran! 🎯 Isku qor YouTube-ka “Deeq Darajjo” si aad u hesho casharro badan oo caafimaad ah. 00:00 - Hordhac: Ma u baahan tahay Vitamin D kaniini? 00:38 - Cunto 1: Kalluunka Salmon (Salmon Fish) 01:15 - Cunto 2: Ukunta – Gaar ahaan Huruudka Ukunta 01:50 - Cunto 3: Caanaha Dabiiciga ah & Caanaha la-Vitamin D gareeyey 02:25 - Cunto 4: Saliid Kalluun (Cod Liver Oil) 03:00 - Cunto 5: Muuq Dabiici ah – Qorraxda Subaxii 03:35 - Cunto 6: Mushrooms-ka Dabiiciga ah (Vitamin D2) 04:10 - Gunaanad: Cunto maalin kasta laga heli karo Vitamin D 04:45 - Fariin: La wadaag, Subscribe, & Sug qeybta 2-aad! #VitaminDSomali #Caafimaadka #DaalJoogtoAh #HurdoLaaan #CuntoCaafimaadLeh #DeeqDarajjo #SomaliHealth #CuntooyinkaFaaidadaLeh