У нас вы можете посмотреть бесплатно maxay ka sinaayeen weerarkii vila rays iyo dilka taliye bakaal sidoo kale waa maxay culumo Jah Jah или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Allaha Unaxariisto Abdirahman Abdullahi (Bakaal Kooke)🤲🏻 Laba safar oo aan Gedo ku tegay ayaan la kulmay taliyaha, waxa uuna ku sifaysnaa Dhammaan astaamaha hogaamineed ee ku tilmaaman Diinta iyo Culuumta kale ee Casrigan. Waxa uu ahaa Farsamiyaqaan isaga filan dhagarta Argagixisada, waxaansa meel loo dhaafi Karin Qadarta Allah. Intii uu joogay gobalka, waxa uu ahaa Masuulka kaliya ee isku mari jiray degmooyinka Gedo oo ay Argagixisadii kala goysay aysan ku dhicin in ay hor istaagto. Reer Gedo iyo Dowladda dhexaba, waxaan ka rajeyneynaa in ugu yaraan ay wax nooga sheegaan Sababta dhacdadan ? #BaraarugBulsho