У нас вы можете посмотреть бесплатно DHIRTA XIDIDKA HOOSAA | RAXMA RUUXI | или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#Dhirta #xididka#hoosaa #Raxma #Ruuxi. FADLAN Hala baqeylin #like #subscribe hadii aad jecesaha heesaha lasoo cusbooneysiiyay ee musiga macaan ley. #trending #youtube #youtubevideos #Somali music #afyal studio #lyrics Dhirta xididka hoosaa Dhulka loogu beeree Way dhici lahaayeene Dhismahooda weeye; Kii dhaba jacaylkuna Halkii kama dhaqaaqoo Dhidib baa u aasan Waa sida dhilowyahan Intuu laan isaga dhagay Dhexda loogu marayeey Dhakhsa uga baxaayee; Kii dhaba jacaylkuna Lama kala dhantaaloo Lafahuu dhammeeyaa! Sida dhudaha weeyaan Isu dheellitiranoo Midba dhan u baxaysoo Dhinaca isa saaree; Kii dhaba jacaylkuna Waa dhaqan-wadaagiyo Isu dhalasho daacada Sida dhalanka weeyaan Dheehaa caleentuye Ubax wada dhalaaliyo Dhimbishaa hadhaysee Kol hadduu dhab naga yahay Kala dhuuman maynnee Waagaa dharaar noqon Kii dhaba jacaylkuna Halki kama dhaqaaqoo Dhidib baa u aasan Kii dhaba jacaylkuna Lama kala dhantaaloo Lafahuu dhammeeyaa! Kii dhaba jacaylkuna Waa dhaqan wadaagiyo Isu dhalasho daacada • DHIRTA XIDIDKA HOOSAA | RAXMA RUUXI | ~-~~-~~~-~~-~ Please watch: "(15) Cod aan caadi aheyn " • Video ~-~~-~~~-~~-~