У нас вы можете посмотреть бесплатно 𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱𝗦𝗼𝗼𝗿 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 7-aad Wareysi Qeyb ka mid ah Tiimka Maan-Maal |GEW& Horumarka Maan-Maal или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ujeedada ugu waa weyn ee Maan-Maal Model waxaa ka mid ah: ‘Ha Noqon Shaqo Raadiye , Ee Noqo Shaqo Abuure’.” Wax Qabad Ma Leedahay Mise Na Ma U Qabaneysaa Naftaada, Waddankaaga & Dadkaaga? Qeybtan 7-aad ee LegendSoor Podcast — barnaamij iftiiminaya dadka, mashaariicda, iyo fikradaha wax ka beddelaya Mustaqbalka dadka iyo dalka. Qeybtan 7-aad ee LegendSoor Podcast, waxaan ku martigelinay Maan-Maal tiimka qeyb ka mid ah , kuwaas oo si qoto dheer uga hadlay: Global Entrepreneurship Week (GEW) ,Maan-Maal Model iyo Horumarka Maan-Maal tan iyo waxii ka daneyay daahfurka Tiimka Maan-Maal ayaa sidoo kale la wadaagay aragtidooda ku saabsan sida GEW iyo Maan-Maal ay u noqdeen model dhiirrigeliya kobaca fikradaha hal -abuurka ganacsi, kalsoonida iyo fursadaha suuqee ee dhalinyarada. Fariinta ugu weyn: Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin madal ay ku kobciyaan hal-abuurkooda — GEW iyo Maan-Maal waa labadii dariiq oo ugu muhiimsanaa ee albaabadooda u furay. Daawo wareysiga oo dhammeystiran — wuxuu iftiiminayaa hal-abuurnimada, horumarka, iyo rajooyinka cusub ee dhalinyarada Soomaaliyeed. YouTube: https: Ha illoobin inaad Subscribe ku darto si aad ula socoto sheekooyinka kale ee saameeya. @LegendSoor — Codadka Saameeya. Sheekooyinka Horumarka Soomaaliya.