У нас вы можете посмотреть бесплатно Taariikhda Turkiga Ma Ogtahay? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ma jiro taariikh ahaan dal la oran jiray Dawlada Turkiga Turkigu ma ahayn dadka asal ahaan ku noolaa dhulka Anatolia, sidoo kale afka Turkigu, ma ahayn afka asalka u ahaa deegaankaas. Waxa maanta loo yaqaan Jamhuuriyadda Turkiga, waxaa la aasaasay sanadkii 1923M, ka horna waxaa loo yaqaanay.الخلافة العثمانية , dowladii osamaaniyiinta, ka horna waxay ahayd, دولة السلاجقه. Halka ay asal ahaan kasoo jeedaan Turkigu, waa Turkistaan. oo ku taalla Bartamaha Aasiya. Maanta waxay ku kala nool yihiin: Turkistaan Bariga (oo ku hadla af Turkiga , oo xarfo Carabi ah ku qoran) Uusbakistaan Qazaakhistaan Qirgiystaan Turkmenistaan Azarbayjan Iyo Qaybo ka mid ah, Iiraan iyo Afgaanistaan Xitaa qaybo ka mid ah Ruushka Dhammaantood waxay ku hadlaan af Turki, laakiin kala duban, sida ay u kala duwan yihiin lahjadaha Carabta (Shaami, Masri, Khaliiji, Magrebi…). Dawladda Turkiga ee maanta, Sido kale ,Turkiga Waqooyiga Qubrus, iyo Turkiga ku nool Balqanka, waxay ku hadlaan, af Turki , oo xarfo Laatiin ah leh, balse Turkigu ma ahayn, dadka asal ahaan ku noolaa dhulalkaas. Hadaba hadiii aynu isla fahanay intaas, Aan Uu imaano Asal ahaan halka ay kasoo jeedaan turkidu. 🌿 Nasabka Turkiga Turkidu. waxaa loo nisbeeyaa Yaafis bin Nuux (CS). Markii Daadkii lagu halaagay Qowmi Nuux uu dhammaaday oo uu badbaaday Nabi Nuux (CS) iyo cidii saarnayd markabka, carruur ma aysan dhalin, ciddii ama dadkii markabka la saarna, ee isaga oo keliya ayaa dhalay, wuxuuna dhalay saddex: Saam: oo ah, Aabaha qoomiyadaha Saamiya sida Carabta, Ashuuriyiinta, Baabilooniyiinta, Banii Israa’iil, Finiiqiyiinta iyo Kancaaniinta. Xaam: oo ah, Aabaha Qubtida ama qibdiyiinta, Suudaaniyiinta, Axmaarada iyo Nubiyiinta. Yaafis:oo ah, Aabaha Shiineeska, Turkida, Mongoolka, Tataarka iyo Yajuuj & Majuuj. Sidaas darteed, Turkigu, waxay wadaagaan nasab la mid ah Mongoolka. Hadaba suaal aan ku waydiyo daawadhe, Somalida halkee kaso jeeda, Ma carab baan ku hayb nahay, Mise Africaanta, Mise shineska ⚔️ Qoomiyadaha Turkiga iyo Dhaqdhaqaaqii loogu magac daray "Turkiga Dhalinyarada" Markii ay kacdoon sameeyeen, dhaqdhaqaaqii dhalinyarada Turkiga (Young Turks) ee ka hor yimid Sultan Cabdul Xamiid II, oo ku baaqayay midnimada iyo jaamacadda Islaamka, qoomiyadahan Turkiga ,waxay adeegsanayeen shucaacii Turanism, oo ku nisbeeysan dhulka Turaan ee Bartamaha Aasiya. Waxay adeegsadeen, astaamo sanamyo hore ah, sida yeeyda cad iyo mida madow, waxayna sare u qaadeen magaca Jinjiis Khaan, iyo Atilla Huniga. 🕌 Soo gelida Islaamka ee Turgiga Kadib burburkii Boqortooyadii Faarisiyiinta, Muslimiintu. waxay kufideen dhulalkii ka dambeeyay, waxayna bilaabeen weeraro ku wajahan dhulka Turkiga. Xilligii Cumar bin Khaddaab (RC) waxaa la furay Azarbijan, ciidankii Muslimiinta ayaana gaaray, xuduudda Shiinaha ee Turkistaanta Bari. Markii Boqorkii Faaris, uu ka dalbaday Boqorka Shiinaha, gar gaar, wuxuu yiri ereygii caanka ahaa: "Maxaan ka qaban karaa, qoom haddii ay doonaan inay buuraha ridaan ama rujiyaan , ay sameeynaayaan." Xilligii Dawladdii Umawiyiinta, Muslimiintu waxay si weyn ugu fidaayeen dhulka Turkiga, iyagoo uu hoggaaminayo Qutayba bin Muslim Al-Baahili, illaa uu Boqorka Shiinaha ku qasbay inuu bixiyo jizyo. Xilligii Dawladda Cabbasiyiinta, Turkigu waxay la safteen Muslimiinta, oo waxay la dagaalameen Shiinaha, waxaana ka dhacday Dagaalkii Nahru Talas Sanadkii (751M) oo Shiinuhu ku jabay, taasoo keentay in si xawli ah, Turkigu ugu soo bataan Islaamka. #asadhagio #history #turkey #turkish #ogaansho #waaberi #asmrsounds