У нас вы можете посмотреть бесплатно Bakar Nuur Faraj: Dadaal lagu ilaalinayo caadooyinkii kalluumeysiga ee Baraawe или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muqdisho – Subax jimce ah, iyada oo qorraxdu ka soo dul baxayso Xeebta Liido ee caasimadda Soomaaliya, ayaa Bakar Nuur Faraj waxaa uu taagan yahay xeebta. 39-jirkan waxaa uu dhuganayaa biyaha buluugga ah, isaga oo fiirsanaya dhaqdhaqaaqa hirarka badda ee inta ay yimaadaan haddana dib u noqonaya iyo doomaha yaryar ee kallumeysiga ee tirada badan ee meel walba ka muuqda, iyaga oo si tartiib-tartiib ay u sitaan mowjadaha. https://untmis.unmissions.org/so/news...