У нас вы можете посмотреть бесплатно ABDILLAHI OSMAN | HEESTII CULAYS UMA DHAQAAQDO | LYRICS или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
ABDILLAHI OSMAN HEESTII CULAYS UMA DHAQAAQDO 2019 (lyrics) ==•==•==•==•==•==•==•==•==•==• Xasuustii : salaad darbi Codkii : abdillahi osman Groupe haldoor gr Djibouti / jeune talent Music & Vocal recorded: Ahmed Ali Production by : CASKA FILMS ==•==•==•==•==•==•==•==•==•==• Hees cusub 2019 Somali music 2020 Hees macaan ==•==•==•==•==•==•==•==•==•==• Song lyric : Culays uma dhaqaaqdo mana cararto Cagta socodka kuma dhererto ciidee Wey cidhibsataa Cuduudaha gacmaha ciddiyaha faraha Casarkii cadceedoo godka cidhifka Galisoo kasookeeya caadoo Falaadh wada casaan ah ku cadeysay baalaha Ama laanta canabkoo hoobaan la ciirtiyo Canbaruud bislaatiyo cagaarkoo iftiimiyo Caleen ubaxa bixisoo ciddi daadin weeyee Ilaa cidhiftiyo hoosiyo Tinta caaradeeda cad xun ku Arki maysid Ama cidhibta hoosiyo naaska Caaridiisa cad xun ku arki mayside Waxa ay Cidla lama amaanee waxa ay La cayn tahay sida geed caleenlo cosob Uu kabaxayoo intuu roob curayey Laamaha caleentii ay midiba cayn tahay Lagu wada ciyaaroo loo ciid tagoo Caano iyo nabadoo ceelbuur ku yaalay Caynkiisa leedahay Ceeb maleh yartaniyoo quraankaa cadeeyoo Caynkeeda oo kale la cadaabi maayee Waa curad ninkii dhalay Laga siiyo waa curad Ninkii dhalay mahad Looga celiyaa Ma celceliso hadalkoo runta kama cabsootee Carrab dalable kugu lama Caweysee