У нас вы можете посмотреть бесплатно Dunida Akhriska iyo Qalinkayga: وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَىٰ تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ) الذاريات (55)) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dhigane iyo Dhugashadii, waa barnaamij aan ku soo koobno nuxurka buugta aan u aragno in ay mudan yihiin in aan bulshada la wadaagno. Xalqaddan waxa aan ku xusaynaa buug iiga duwan buugaagtii hore, ahna waxsoosaarkayga koowaad ee qalinkayga. HORJOOGSI (Tamarsiinta Ruuxda) Alle ayaa ku mahadleh in uu waxsoosaarkaygaasi indhaha bulshadayda u soo gudbo. Waxay ii ahayd shaqo kaalin wayn ku yeelatay isbeddel-nafeed oo aan maanta joogo. Alxamdulillaah. Waa buug naf-lahadal ah, samo-talis ah, gundhigna ay ka tahay caqiidadeenna suubban. Akhrin waxtar leh. Waxaad ka heli kartaan: Hargeysa/ Iqra Books, Jigjiga/ Udug Book House, Muqdisho/ Hudhud Books