У нас вы можете посмотреть бесплатно Muqdisho Street Food Experience 🇸🇴 'Cuntooyin Aanan Waligay Arag! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
MUQDISHO STREET FOOD – Cuntooyinkaan Waligay Ma Cunin! Muuqaalkan waxaan booqday suuqyada wadooyinka Muqdisho si aan u jijaabiyo cuntooyinka igu cusub ee street food-ka – waana la yaabay! Waxaan dhadhamiyay cuntooyin aan waligay hore u arag sida: 🥙 Dhangalaw – dhahdan aanan ka filaynin sida ay u qurux badan tahay 🥤 Isbaandheys – dhadhamaya Dhadhan kasta oo khudaar 🍉 Xabxab (Qare) – waxaan bartay magaciisa cusub (qare) Waxaan Cabay Qunbe markii iigu Horaysay, waa sida mulaaxda Galoolka Muqdisho waxay leedahay dhadhan gaar ah, dad layaable , iyo cuntooyin aad u soo jiidasho badan. Wax walba ood arki doonto waa wax cusub oo yaab leh, kana duwan meel kasta oo kale! 🎥 Daawo muuqaalka oo buuxa si aad u aragto: – Cuntooyinkii iigu yaabka badnaa – Dhadhankii iigu Darnaa ee dhangalawga – Iyo dareenkayga dhabtaa markii aan dhadhamiyay! 👍 Ha iloobin inaad LIKE, SHARE & SUBSCRIBE dhahdo si aad u sii aragto safaradayda dhadhanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed! #Muqdisho #StreetFood #Dhangalaw #Isbaandheys #Qare #SomaliCulture #CadnaanCadceed #SomaliFood #SomaliaVlog #arimahena @Arimaheena #24hourschallenge #ciyaalxamar #asadhagio27