У нас вы можете посмотреть бесплатно Memories of british Somaliland 1957-1960. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Barry iyo waalidkiisa waxay degnaayeen xaafado seeraha borama agtooda, wuxi yiri waxay ahaayeen 5 guri oo uu dhisan sidaa xaafadaha Ingriiska. 5taa xafaad waxa degnaa gudoomiyaha degmada, macalimiinta, booliska, iyo ninka kaymaha ka shaqayn jiray. Wuxu xasuusta qolooyiin kenya ka yimid oo weegaas diyaarado yar seeraha ku dul duuli jiray oo ayaxa sun ku shubi jiray. Inkastoo ku dhawaad 60 sano ka soo wareegeen xiligu Borama joogay ayuu hadana Barry aad uu xasuusta oo aad uu jecelyahay magaaladan, waxan isku baranay ba twitter ka ayuu ka arkay sawiradayda oo aan Borama ka qaaday lkn lama yaabin waayo qof walba oo Boorama arkaa wuu jeclaada mana iloobi marna.