У нас вы можете посмотреть бесплатно Suradda Al-Kahf: Akhris Aad U Macaan Iyo Af-Soomaali (Ka Badbaadinta Dajjaal) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ku soo dhawaada akhriska quruxda badan ee Suradda Al-Kahf, oo ah suuradda 18-aad ee Qur'aanka Kariimka ah. Nabigeena (NNKH) wuxuu noo sheegay in qofka akhriya suuraddan maalin kasta oo Jimce ah uu heli doono nuur iftiima inta u dhaxaysa labada Jimce. Video-gan wuxuu xambaarsan yahay akhris qalbiga qaboojinaya iyo turjumaad Af-Soomaali ah. Suuraddani waxay gaashaan ka tahay fitnada Dajjaal, waxayna xambaarsan tahay casharo muhiim ah oo ku saabsan iimaanka iyo samirka. Haddaba, u dhagayso si aad u hesho deganaan iyo naxariista Alle. Ha moogaan inaad la wadaagto walaalaha kale si ay uga faa'iidaystaan barakada maalinta Jimcaha. Mahadnaq: Hafiz Hasnain #Quraan #Islaam #SuraddaAlKahf #Jimce #Soomaali #Nabad #Dajjaal #Iimaan #Somalia #Muqdisho #Hargeisa #Barako #Nuur #Akhris #Allaah