У нас вы можете посмотреть бесплатно Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqada 11aad или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Nabi Nuux CS wuxuu ahaa rasuulkii ugu horeeyey ee digniin xooggan la yimid. Qaybtan waxaan ku arkaynaa sabarkii uu u lahaa umaddiisa iyo sida uu ugu yeerayey kumanaan sano si ay uga badbaadaan cawaaqibta shirkiga. Waxaan eegeynaa doodihii uu la galay dadkiisa iyo sida uu u isticmaalay muuqaalada aakhiro si uu u taabto qalbiyadooda. Waa bilowga safarka nabiyaasha ee dhinaca digniinta iyo hanuunka. Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Dr. Cabdulahi Ganey. Daawasho wacan #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Ramadaan1447