У нас вы можете посмотреть бесплатно Istaahil Carab oo labo dukaan ku leh Nairoobi fariin u reebtay soomaalida или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
staahil Carab oo labo dukaan ku leh Nairoobi fariin u reebtay soomaalida Magaceygu waa Istaahil oo ku magac dheer Istaahil Carab. waxaan jiraa kow iyo labaatan sana, waxaan ku noolahay magaalada Nairoobi, waxaan ahay naag joog iyo jamaalba leh, ganacsata ah oo laba Dukaan leh, guur waan soo maray magac unbaa iga raacay mooye guur lama odhan karo. hadda waan ka fiirsanayaa guurka xiga. qofkii imtixaan adag ka gudba ayaan soo dhaweynayaa bes, inta kale iska quusta baan leeyahay. Runtii ragga soomaaliyeed aan soo arkay waa dad aan kasoo bixi karin waajibka dusha ka saaran. qofka soomaaliga waa qof aan shaqada ka helin. wuxuu jecel yahay inuu qaato lacag bilaash ah. teeda kale hadalka macaan wayba neceb yihiin. lagama yaabo nin soomaali hadal naxariis leh inuu xaaskiisa ku yiraahdo. naayaa.. waryaa... ayuu ku leeyahay marka guriga la joogo. Dumarka kale markuu la hadlayo waxaad mooddaa ninka ugu naxariista badan dunida. laakin marka uu naagtiisa la hadlayo amarkutaaglayn kaliya ayuu ku faayaa. Marka romaantik laga hadlo wuxuu u dhaqmaa qof baadiye laga keenay oo kale. Teeda kale kaftan ma yaqaanaan nimanka soomaalida. gafuurka ayay taagaan marka hadal kaftan lagu yiraahdo. Marka haddii aad is leedahay waan ka duwanahay aniga ragga soomaalida waa ila soo socodsiin kartaa. hadalkaaga halkan kusoo qor.