У нас вы можете посмотреть бесплатно Siyaasadda Maraykanka ee Geeska Afrika: Somaliland iyo Istiraatiijiyadda Cusub или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Geesku waxa uu soo qabanqaabiyay dood furan oo cinwaankeedu ahaa: Siyaasadda Maraykanka ee Geeska Afrika: Somaliland iyo Istiraatiijiyadda Cusub. Barnaamijka waxa lagu lafa guray kaalinta Somaliland ee Geeska Afrika, ujeedooyinka Maraykanka, saamaynta istiraatijiyadda cusub, aragtida caalamiga ah ee Somaliland, daldaloolada diblomaasiyadeed, diyaar-garowga siyaasiyiinta Somaliland, iyo doorka haweenka iyo bulshada laga tirada badan yahay ee saameynaya siyaasadda dibadda iyo rajada wada hadalada Maraykanka. Waxa barnaamijka marti ku ahaa Amb. Barkhad Kaariye oo ah diblomaasi iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kaah, Yaasin Cabdilaahi oo ah falanqeeye siyaasadeed, iyo Sucaad Carmiye Madaxa Istiraatijiyadda Siyaasadeed ee KAAH. Waxa doodda xidhiidhinaysey Sihaam Muumin, khabiir ku takhasustay xidhiidhada caalamiga ah.