У нас вы можете посмотреть бесплатно Sirta Qarsoon ee 5-ta Nin: Maxay Boqorradu uga Cabson Jireen? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ma ogtahay in taariikhda bini'aadamku aysan ahayn kaliya dagaallo iyo boqortooyooyin? Waxaa jiray rag aan hanti iyo ciidan lahayn, haddana erayadoodu ay ka awood badnaayeen seefta. mid walba uu ahaa ummad goonidiis u taagan: 1: Xasan Al-Basri: Dhakhtarka qalbiyada. 2: Sufyaan Ath-Thawri: Buurta cilmiga ee diiday dunida. 3: Fudayl Bin Ciyaad: Tuuggii wadada gooyn jiray ee noqday Wali Alle. 4: Imaam Al-Awzaaci: Geesigii aan hubka sidan ee boqorrada hor istaagay. 5: Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyyah: Ninkii xabsiga ka dhigtay Janno. #Islaam #Taariikh #Qisooyin #Somali #Dhiirigelin #IbnTaymiyyah #XasanAlBasri #CasaaweMedia #Waano #diintaislaamka Muuqaaldeena kale • Halyeygii Aan Waligii Laga Adkaan – Sirta ... • Taariikhda Dahabiga ah: Qisadii Afarta Khu... • 7 Qiso oo Kamid ah || Qisooyinka Anbiyada ... • Qisooyinka 25-ka Nabi ee Qur'aanka lagu Sh... Islaam, Qisooyin Diini ah, Taariikhda Islaamka, Sheekooyin Cajiib ah, Xasan Al Basri, Ibnu Taymiyyah, Fudayl Bin Ciyaad, Sufyaan Ath Thawri, Imaam Awzaaci, Casaawe Media, Waano iyo Wacdi, Qisooyin Qiiro leh, Sheekh Umal, Sheekh Kenyaawi, Somali Documentary, Islamic History Somali, Geesiyada Islaamka, Sirta Guusha, Dhiirigelin. 📢 Ha iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channelka, lana wadaagto asxaabtaada.