У нас вы можете посмотреть бесплатно Ramla Cali oo ka hadashay nin Muqdisho lagu tuhmay inuu iyada ku beegsanayay или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa dhagaysatay dacwad ku saabsan shirqool ay kooxda Al-Shabaab ku doonaysay inay ku qaarijiyaan horyaalka feerka ee Soomaaliyeed, Ramla Cali. Eedeysane Cabdisalaan Maxamed Xasan oo loo yaqaan "Aamusane", ayaa horyimid maxkamadda uu guddoomiyaha ka yahay Kolonel Xasan Cali Nuur Shuute. Xafiiska xeer-ilaalinta ayaa ku eedeeyay Cabdisalaan, oo horey uga soo baxsaday xarun dhaqan-celin, inuu ka tirsan yahay qaybta "Amniyaadka" ee Al-Shabaab. Waxaa la sheegay inuu u adeegsaday xirfaddiisa korontada si uu u sahamiyo goobaha muhiimka ah ee caasimadda, isagoo bartilmaameedsanayay shakhsiyaadka caanka ah ee matala horumarka dalka. BBC Somali ayaa xiriir la samaysay Ramla Cali si ay wax uga weydiiso dareenkeeda ku aaddan dacwadahan iyo khatarta la sheegay in loo maleegay nolosheeda.