У нас вы можете посмотреть бесплатно PuntBand | Wallee Lagu Baray NinkooW | Taageeridda Dowladda Puntland | Official Video Music ||2026|| или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wallee Lagu Baray Ninkoow Barnaamijka Kooxdu Ugu Talagashay Taageridda Dowladda Puntland / @puntband2025 Erayada: Abwaan Jaamac Cige Jaamac Laxanka : Maxamed Axmed Orshe Music: Mowlid Xasan Faarax Codadka: Kooxda #PuntBand / @puntband2025 Wallee lagu barey ninkoow Inaad beenaale tahay Inad tahay ruux balanta Hadhow buriyoo beddelaa Xaqiiqdana baal kamaraa Baratay soomaladiii Zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz Dadkaad bara kicisay iyo Bulshadi aad boobtay baa Banaanada. Daadsanoo Biyo. Baad toona hayn Miyaadan iLaah ka baqan Zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz La arag beenaalayohow Sharcigi aad baal martiyo Siduu baarlamaanku yahay Dalkii bohoshuu ku dhacay Tareenkii. Bartuu. Tinbaday Zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz Wallee lagu barey ninkoow Inaad booli quute tahay Boorsiyo soo qaatay kiish Baaxuur aan abid dher geyn Haddana weli baahan tahay Zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz Hooris Wallee lagu barey ninkoow Walee lagu baray ninkoow Inaad boog iyo suntahay Beliyo baas lagu qaldamay Waqtigi kaa buux san yaye Bannee booskiyo kursigaa Mid khayr qabaa haw baxee Baneey booskiyo kursigaa Kasoo baxoo. Soo baneey Abwaan jama