У нас вы можете посмотреть бесплатно 07 Sharixda Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiiyaan~ Sh. Xassaan 7/11 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
BOOQO #daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah... Kusoo Biir Channelkeena Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉https://t.me/Daarul_Xadiith BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah Walaalayaal Muxaadaraadkaani Waxay Ka Hadlaayaan Sidii Ay Fuqahadu Wax Ugaalaysiin Jireen, Iyadoo Aad Daawan Doontaan Inuu Sheekh Abuu Salmaan Xafidahullaah Soo Guurin Doono Wax Ka Duwan Waxay Hada Ictisaam Iyo Amthaashoodu Ku Haystaan Sh. Abuu Salmaan Iyo Muslimiinta Ehlu Tawxiidka Ah Oo Kusaabsan Takfiirinta Sida Markay Takfiiriyaan Kuwa Ku Dhacay Nawaaqida Islaamka Waxa Buriya. Walaalayaal Waxa Uu Sheekh Abuu Salmaan Xafidahullaah Kasoo Guurin Doono Fuqahada Waxaa Kamid Ah Inay Fuqahadu Ka Niqaashi Jireen Hadii ilmo Sabi Ah "Aanan Qaan Gaarin" Uu Gaalnimo Ku Dhaco Ma Horay Ayaa Laga Dilaayaa Bacdamaa Uu Toobad Keen Diido Mise Waxaa Lasugaayaa Intuu Qaangaaraayo... Laakiinse Fuqahadu Iskuma Khilaafsanyn In Uu ilmahaasi Yari Hadii Uu Gaalnimo Ku Hadlo Amase Layimaado Uu Kugaaloobaayo. Idinkoo Walaalayaal Arkaaya Waayadaan In Nin Sheekh Ah Oo Dacwada Mudo Ku Jiray Intuu Gaalnimo Dhex Fariisto La Oranaayo Kuma Gaaloobo Waa Sida Ay Ictisaamku Hada Lawareegayaan Horeyna Ay Ugaga Horeeyeen Jadiidiyo. Walaalayaal Waxaan Idinkaga Baxaynaa Sheekh Abu Salmaan Iyo Muxaadaraadtkii Waana Kuwan Ee Daawasho Wacan.