У нас вы можете посмотреть бесплатно 5 Siyaabo Fudud oo Lagu Nadiifiyo Kilyaha || Caafimaadka Kilyaha || Ka taxadr kilyahaaga ||| 2021 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kelyaha waxaa jirkeena ka qabtaan shaqo aad muhiim u ah shaqooyinkaas waxaa kamid Waxay jirka ka saaraan wasaqda, qashinka iyo dareerayaasha kale dheeriga ah iyagoo ugu saara hab kaadi ahaan . Kelyaha sidoo kale waxay jirka ka saaraan aashitada (acid) ay soo saaraan unugyada jirka waxayna ilaaliyaan isku dheelitirnaanta caafimaad ee biyaha, cusbada, iyo macdanta-sida sodium, kaalshiyamka, fosfooraska, kuwaas ku jira dhiiga Isku dheelitir la'aantaasi, dareemayaasha, muruqyada, iyo unugyada kale ee jirka ku jira si caadi ah uma shaqeyn karaan.