• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB скачать в хорошем качестве

MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB 1 день назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



MAREYKANKA AYAA ARRIN CULUS KASO YEERTAY TIJAABADII UGU HOREYSAY EE NUKLIYEERKA 30 SANO KADIB

Wararka ka imaanaya Washington ayaa sheegaya in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu amar rasmi ah ku bixiyay in dib loo bilaabo tijaabooyinka hubka nukliyeerka ee dalkaas, kadib muddo 33 sano ah oo hakad ah. Go’aankan ayaa yimid kahor kulankiisa Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, waxaana uu sababay falcelin xooggan oo caalami ah. Trump ayaa bartiisa bulshada ku sheegay inuu faray Wasaaradda Difaaca in “ay dib u bilowdo tijaabinta hubka nukliyeerka si Mareykanku ula simo quwadaha kale ee leh awooddaas”. Isagoo arrinta ka hadlaya ayuu yiri: “Sababtoo ah wadamada kale way sii wadaan tijaabooyinkooda, sidaas darteed waxaan faray Wasaaradda Dagaalka inay bilaabaan tijaabinta hubkeena nukliyeerka si aan ula sinnaano. Hawshan isla markiiba way bilaaban doontaa.” Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in Ruushka iyo Shiinaha ay ku jiraan kaalmooyin hooseeya marka la eego awoodda nukliyeerka, balse ay muddo shan sano gudahood la simi doonaan Mareykanka. Saraakiisha Ruushka ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalka Trump, iyagoo ku tilmaamay go’aanka “mid bilaabaya xilli cusub oo aan la saadaalin karin oo khatar ku ah nabadda dunida.” Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa ugu baaqday Washington “inay u hoggaansanto ballanqaadyadii joojinta tijaabooyinka hubka nukliyeerka” iyo “inay ilaaliso xasilloonida istiraatiijiyadeed ee caalamka.” Ilaa hadda lama caddeyn in Trump uu tilmaamay tijaabooyin qarax ah ama kuwa gantaallada xambaara hubka nukliyeerka. Si kastaba ha ahaatee, khubarada amniga caalamka ayaa ku tilmaamay tallaabadan mid dhaawacaysa heshiisyadii hubka ee la saxiixay sannadihii 1990-meeyadii, xilli ay quwadaha waaweyn ee nukliyeerka – marka laga reebo Kuuriyada Waqooyi – joojiyeen tijaabooyinka. Trump ayaa isagoo ku sii jeeda Washington sheegay in tijaabooyinku ay “lagama maarmaan u yihiin ilaalinta awoodda Mareykanka.” Markii la weydiiyay haddii dunidu gashay marxalad halis ah oo ku saabsan hubka nukliyeerka, wuxuu ku jawaabay: “Ma jiro hanjabaad noocaas ah. Keydka Mareykanka si wanaagsan ayuu u xafidan yahay.”

Comments

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5