У нас вы можете посмотреть бесплатно Timirta ma Cuni Karaa Qofka xanuunka Macaanka Qabaa или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Xalqadan waxaan kaga jawaabayaa su'aal dad badan iswaydiiyaan oo ah qofka Macaan qabaa timir ma cuni karaa? Waxaynu ku faahfaahinayaa timirka iyo sida ay u saamayso sonkorta qofka Macaan la nool. Waxa ujeedadu tahay in qofku fahmo sonkor intee leeg ayaa timirta ku jirta; sidee ayuu se u kala dooran karaan noocyada timirka. Waxa kale oo aad fahmi doontaa xiliyada ugu haboon ee aad timirta cuni karto iyo xadiga macquulka ah ee shaqada jidhka la socon kara. Ma ahan in timirta qofka kala baqe geliyo laakiin waa in uu faa'iidadeedana helo isagoo sonkortiisana si fiican u nidaaminaya.