У нас вы можете посмотреть бесплатно Duruufaha Dhaqaale ee Dalk Ka Jira & Sida loo Maareyn karo I Adeeg Wanaag Podcast или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Duruufaha dhaqaale ee muwaaddiniinta Soomaaliyeed guudahaan ay wajahayaan, gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Benaadir ayaa sii xoogeysanaya. Duruufahaas oo nuucyo kala duwan leh, sababo kala duwanna lala xiriirin karo, waxa ay saameyn ku yeesheen bulshada qeybaheeda hoose. Qeybtan 36-aad ee Adeeg Wanaag Podacast, agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed iyo Prof. Yaxye Caamir, waxa ay ku falanqeynayaan duruufahaas dhaqaale, waxa sababaya iyo sida lagu maareyn karo. #SPAPodcasts #AdeegWanaagPodcast #AdeegWanaag #SomaliPublicAgenda #AweisAhemd #YahyaAmir 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐠𝐞𝐧𝐝𝐚 𝘉𝘦𝘵𝘵𝘦𝘳 𝘎𝘰𝘷𝘦𝘳𝘯𝘢𝘯𝘤𝘦 𝘧𝘰𝘳 𝘉𝘳𝘪𝘨𝘩𝘵𝘦𝘳 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢 𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝘂𝘀 𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: [email protected] 𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲: https://www.somalipublicagenda.org 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: / somalipubagenda 𝗧𝘄𝗶𝘁𝘁𝗲𝗿: / somalipubagenda 𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺: / somalipubagenda 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: / somalipubagenda 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: https://t.me/somalipubagenda