У нас вы можете посмотреть бесплатно Cashar Dhameystiran Aasaaska Cuntada (Basic Nutrition) Haddii Aadan Tan Fahmin, Caafimaad Ma Heli.. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dad badan way cunaan… balse ma fahmaan cuntada ay cunayaan ❌ Taasi waa sababta miisaan, xanuun, daal, iyo hormoon qalalaase u bateen. Muuqalkan waa cashar dhameystiran oo ku saabsan Basic Nutrition (Aasaaska Cuntada), waxaana ku sharaxayaa si fudud oo qof walba fahmi karo: ✔️ Waa maxay Nutrition & sababta ay muhiim u tahay ✔️ Protein, Carbs & Fats – mid walba doorkiisa ✔️ Vitamins & Minerals – waxa dadku iska indha-tiraan ✔️ Sababta diet-ku u fashilmo ✔️ Sida aad u dhisto cunto caafimaad leh oo waarta 👉 Haddii aad rabto caafimaad dhab ah, miisaan deggan, iyo nolol tamar leh, muuqaalkan si buuxda u daawo. 📌 Subscribe & Share si aad u hesho casharrada xiga ee caafimaadka iyo nafaqada. 00:00 – Hordhac: Sababta Casharkan Muhiim U Yahay 00:40 – Aasaaska Cuntada Waa Maxay? 01:30 – Khaladka Dadka Badankood Galaan 02:30 – Protein: Maxaa Ka Qaldan Fahamkeena 03:30 – Carbs: Midka Fiican iyo Midka Xun 04:40 – Fats (Dufan): Saaxiib Mise Cadow? 05:40 – Vitamins & Minerals Dadku Seegaan 06:40 – Sababta Miisaan Uusan U Degayn 07:30 – Gunaanad & Casharka Xiga #BasicNutrition #Caafimaad #CuntoCaafimaad #NutritionSomali #MiisaanDhimis #HealthyEating #HealthEducation #SomaliHealth #Wellness