У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxay tahay heesta Soomaaliga ah ee uu adeegsaday Aqalka Cad ee Mareykanka? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaal dhowaan lagu baahiyay barta Aqalka Cad ku leeyahay TikTok ayaa waxaa la dul saaray hees Soomaali ah, tani waxay si weyn falcelin ugu abuurtay baraha bulshada iyadoo dadku is weydiinayeen sababta Aqalka Cad u adeegsaday heestan Soomaaliga ah. Heestan waxaa la yiraahdaa ''Gorof" waana hees ay muddo dhowr iyo soddon sano ka hor qaadday fannaanadda Sahra Abuukar (Sahra Dawo) oo ka tirsanayd kooxdii Durdur ee Soomaaliya, haatanna deggan Mareykanka. Fannaanadda oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho heestan. Dad badan ayaa siyaabo kala duwan u micneeyay sababta uu Aqalka Cad usoo qaatay heestan, balse Cumar Cali Xasan (Seerbiya) oo uruuriya xogta fanka iyo fannaanka isla markaana buug ka qoray ayaa BBC u sheegay in loo aaneyn karo dhowr sababood.