У нас вы можете посмотреть бесплатно DIGRIYOW ABDI RAP RUUFYAAN или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Rufiyaan 2016 WAAYAHA CUSUB Kuu shekeeye sheeko xumaa Kaa sheekeeye shar badanaa Naf iyo sheydhaan oo shuraako ah Shideey ku horseedaan Shumicii jacaylkaa labo u shidnaa Dabkaa ku shidaa heedhe shaki ku ridoo Beenta shubaysaa shab dhex tiriyoo Shucaacii warkaagana shux shux geliyo Shuqul xumadaadi dadka kugu shuuf Waxaa shalay tiri heedhe la isku ka sheeg Shareecada diidoo way sharaysoo Shacabka dhexdiisana Sharaf kuma lihid Shanba ceynba ruuxoo kolba shaati leh Shilin kii haysatana u shaxaad taga Sharuurka dartiisuu war u sharaxa Ceybta shaacdana kama shiixee Waa shaqaaqiyo shar ibliisow Intuu kula shuuruu shabaq dhigayaa Shirkadda dhexdeeduu shaki geliyaa Dhaartuu shidaayuu ka shalaayaa = 32 Kuu shekeeye sheeko xumaa Kaa sheekeeye shar badanaa Naf iyo sheydhaan oo shuraako ah Shideey ku horseedaan Shuqulkisu xumaa Oo shar badanaa Shufna aragna Sharka cudu BILLAH Run ma sheege beenta shiila Shux shuxleeye shuux taleefan Ku shabaaxtan shiish u saara Meel shaneeyaha dulmigana shuba Qoys shifaysan shil ku beeroo Naf shidaysan dabka kusi shida Sheydhaan weeyoo shar ka cuudu bilaaah Rufyan wa ma shixe Shaabad wata Hadal adan shacin bu Shido kaga dhigaya Sheeg sheeg badana Marna yusan kula shirin Kula showrin abidka Shubadaka ka xiro Warbu kugu shubaya Misna ka shegaya Shalaytana ku danbayn Qofku sheeko jecela Shaydan weeyoo Shurugaa ku raac = 32 Kuu shekeeye sheeko xumaa Kaa sheekeeye shar badanaa Naf iyo sheydhaan oo shuraako ah Shideey ku horseedaan Hoy hoy hoy Sharaflaawe rufiyaan weeyee Shaxda dega sheeko goobe rufiyaan weye Shan midible rufiyaan weye sheeda kala socde rufiyaan weye Shahuud ku beenle rufiyaan weye Shaki beere rufiyaan weye sharaf beele rufiyaan weye Shaydan weeyo Sharkacudu BILLAH Rufyab sha'nigiisu shido weye Shuxshudisa Shanta qaarad Dab ka shida Rufiyan weye Rufiyaan weye Sheg sheg ma lahayn ku laha Shekay iga raacday Kuu shekeeye sheeko xumaa Kaa sheekeeye shar badanaa Naf iyo sheydhaan oo shuraako ah Shideey ku horseedaan