У нас вы можете посмотреть бесплатно Learn English with a Somali Love Story: Beach Conversation (He & She) 📚🌊 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
🌊 Waxbaro English-ka Markaad Dhageysanayo Sheeko Jaceyl Ah! 🌊 Tubtaan waa mawduuc ka mid ah taxanaha cusub ee "Baro English-ka Markaad Dhageysanayo Sheekooyinka!" Halkan, waxaad baran doontaa English fudud iyo sax ah, iyadoo lagu dhegeysanayo macno leh iyo hadal nololeed oo u dhaxeeya Ahmed iyo Ayan xeebta quruxda badan. Waxaad baran doontaa: ✅Ereyo cusub oo caadi ah (vocabulary) English iyo Somali. ✅Habka loo isticmaalo weedhaha (sentences) ku habboon. ✅Habka loo fahmo fikradaha iyo dareenka (ideas & feelings) English-ka. ✅Su'aalaha iyo jawaabaha ku saabsan rajooyinka iyo himilada. Qeybtaan (In this video): Axmed iyo Ayan waxay ku sii socdaan soco xeebeed,waxayna ka wada hadlaa deeqsinimada nabad-gelyada iyo himiladooda mustaqbalka. Baro sida loo dhaho "This place calms my heart" iyo "I reflect on what Allah has written for me" iyo weedho kale oo badan oo ku saabsan nabad-gelyo, fikrado, iyo rajo. 👉 Ku soo biir barashada!English ee Dugsiga somken academy oo deh "SUBSCRIBE" si aad u hesho casharrada cusub markasta oo ay soo baxaan. 🔔 Dhagsii batanka notification-ka si aadan waxba ka maqan! Wax la xiriir: Nala wadaag fikraddaada hoos comments-ka!Maxaad jeclaatay qeybtaan? Muxuu ahaa weedha ugu adag? Anaguna waan ka jawaabi doonaa! #LearnEnglish #EnglishForSomali #SomaliToEnglish #EnglishLesson #BaroEnglish #SomaliYoutubers #LanguageLearning #HadalNololeed