У нас вы можете посмотреть бесплатно Dhoofinta xoolaha Soomaaliya oo loo xiray ajnabi | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dhoofinta xoolaha Somalia oo loo xiray ajnabi, Congress-ka oo ansxiyey doorashadii Trump, Mareykanka iyo Shiinaha oo ku loolamaya Seychelles, Rai'iisul Wasaaraha dalka Canada oo is-casilaya, Qatar oo dhex-dhexaadineysa Xamas iyo Israel, iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:12 Congress-ka oo ansxiyey doorashadii Trump 04:45 Dhoofinta xoolaha Somalia oo loo xiray ajnabi 07:21 Qatar oo dhex-dhexaadineysa Xamas iyo Israel 13:52 Rai'iisul Wasaaraha Canada oo is-casilaya 19:19 Israel oo dheereysay xayiraadda Al-Jazeera TV 20:57 Loolanka Mareykanka iyo China ee Seychelles 25:17 Qorshaha Musk ee dhimista qarashka dowlada Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.