У нас вы можете посмотреть бесплатно Laba Gabdhood oo ah sumada iyo astaanta gaalnimada [Qiso] или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Xaaskii Nabi Nuux waxa la dhihi jiray Waahila, waxayna ahayd gabadh gaalad ah oo ku tilmaami jirta odaygeeda inuu waalan yahay, waxayna dadka soo muslima ee tamarta yar u sheegi jirtay gaalada madaxdooda kadibna way dhibi jireen. Dabcan markuu Ilaahay leeyahay way khiyaamaysay ninkeedii macnuhu maaha inay Gogol dhaaf la timid ee waxa looga jeedaa khiyaanada diinta oo ah inay gaalad ahayd sidoo kalena nabigii Ilaahay ee Nuuxna ay aflagaadaynjirtay, sirtiisana ay uga warami jirtay dadka gaaleed ee qoomkeeda ah. Nabi Nuux (N.N.K.H) wuxuu qoomkiisa ugu yeedhayey diinta Islaamka 95o sanadood, waxaan dhici karta in haweenaydiisaasina ay intaas oo sanadood ay wada noolaayeen, oo cunto wada cunayeen oo xidhiidh reernimo dhex marayey hadana wax ay ku qaadatay malaha, maalinta aakhirana cid wax u qaban karaysa ma jirto iyo cid u gargaaraysa toona. Aduunyada waxa lala halaagay qoomkii nabi nuux ee lagu qarqiyey biyaha. halkan ka akhriso Qisada oo dhamaystiran http://gaaldiid.com/Xogta/laba-gabdho...